Meydka qof shacab ah oo saakay lagu arkay M/ Gaalkacyo.
Wararka naga soo gaarayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ay soo sheegayaan in saakay meydka qof shacab ah lagu arkay Suuqa magaalada Gaalkacyo oo […]
Wararka naga soo gaarayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ay soo sheegayaan in saakay meydka qof shacab ah lagu arkay Suuqa magaalada Gaalkacyo oo […]
Hooyo Saynab Caalim Nuur oo 80 Jir ayaa waxay sheegtay in gurigeedii lagu dhacay magaalada Kismaayo, Hooyo Saynab ayaa mar hore cabasho ugudbisey hay’adaha abniga […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagu gorfeeyey xaaladda amni ee dalka, xoojinta wada shaqeynta hay’adaha […]
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka ayaa sheegtay inay jiraan shaqsiyaad doonaya inay mooshin ka keenaan […]
Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo maalmo ka hor gaaray magaalada Baydhabo ayaa bilaabay komeero uu ugu kuur galayo xaalada magaalada, isagoo booqday saldhigyo ciidan. […]
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa Maanta ku dhawaaqay in si rasmi ah shahaadooyinkooda aqoonsiga loo siiyay 8 xisbi siyaasadeed, waxaana Munaabsad arintaasi ku […]
Dalka Jabuuti Goordhow waxaa heshiis horudhac ah ku gaaray maamulada Galmudug iyo Ahlusunna. Sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta labada dhinac Heshiiskaan ayaa ka kooban dhowr qodob, […]
Dowladda Kenya ayaa wadda Qorshe ay dooneeyso inay ku buuxiyo Waqtii ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladu uqabatay in ay uga soo jawaabto Dacwadda muranka […]
Ciidamadda Amaanka Kenya ayaa Cabdiraxman Cabdi Taakoow waxa ay Qabteen 14 kii September ee Sanadkaan isagoo indhaha ku haya Duleelo uu lahaa Xabsi ku yaalla […]
Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Kolanyo Gaadiid ah oo marayay Inta u dhaxeysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar, waxaana la sheegaya in uu ka dhashay […]
Wararka naga soo gaaraya Wadada U dhaxeysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu dagaal ku qabsaday ciidamo ka tirsan dowladda. […]
Guddoomiyaha Guddiga doorashada madaxabanaan ee Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey),ayaa sheegtay in ilaa hadda ay hayaan codsiyada 7 Xisbi oo u diyaarsan hanaanka Xisbiyada […]
Dhimashaddii ka dhalatay Weerarkii Gariga Xamuulka ah loo isticmaalay ee Muqdisho ka dhacay 14 kii October ayaa gaartay 512 Qof, sida ay Daabaceen Qaarka mid […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes