Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

mogadishu

No Image

Daawo:Sida Looga ciiday Degmada Caabudwaaq

16th June 2018 admin 0
farmajo

Sawiro+Video:Madaxda Soomaliya iyo Shacab oo Salaadii Ciida ku Tukaday Masjidka Isbaheysiga

15th June 2018 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxda Qaranka oo ugu horeeyo Raysawasaare Khayre oo saaka Salaadda Ciidda kula tukaday kumannaan qof oo shacab ah […]

baarleex

Sawiro:Dowlada Soomaliya oo Abwaan Baarleex Caafimaad dalka Dibaddiisa ah u qaaday

14th June 2018 admin 0

Abwaan Cabdullaahi Xirsi Baarleex oo kamid ah abwaanada Soomaliyeed ayaa waxay Dowlada Soomaliyed Caafimaad dalka Dibadiisa ugu qaaday Dalka Turkiga, Abwaan Cabdullaahi Xirsi Baarleex ayaa […]

No Image

Dhageyso Gudoomiye Yariisow oo raali gelin u diray Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya

5th May 2018 admin 0

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa Baarlamaanka Feeraalka Soomaaliya ka raali geliyay hadal uu dhawaan jeediyay oo ku […]

wsiir

Shir looga hadlaayo Amniga oo Garowe ka furmaya.

25th April 2018 admin 0

Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa maanta ka urmaya shir looga hadlayo amaanka Soomaaliya. Shirka ayaa waxaa ka qayb galayaa Wasiir ku xigeenka amaanka […]

wabi

Dad Maydkooda laga helay duleedka Hargaysa

22nd April 2018 admin 0

Wararka naga naga soo gaaray Hargaysa ayaa sheegaay hal qof oo mayd ah in laga helay Bali wayn oo kuyaala duleedka magaalada Hargaysa. Waxaana mayd […]

Shir Amniga looga hadlaayey ayaa Baydhabo Lagu soo gaba gabeeyey

19th April 2018 admin 0

Magaalada Baydhabo xarunta ku meel gaarka ah ee Maamulka goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyey Shir looga hadlayey Amniga deegaannada Maamul Goboleedka […]

No Image

Somaliya oo Ciidamadeeda kala wareegaysa Imaaradka kadib markuu xumaaday xirirka labada dal

11th April 2018 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay iminka wado qorsho dib u dhis loogu sameynayo ciidamada xoogga dalka […]

maraton

Xildhibaano ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka iyo wasiiro casho sharaf Cabdi Bile Cabdi.

10th April 2018 admin 0
dpword

Shirkada Dp World oo wali ka samri la dekada Jabuuti

10th April 2018 admin 0

Sharikadda DP World ee laga lee yahay Imaaradka ayaa uga digtay Dowladda Jabuuti in Dekadda Dooraale ay ku wareejiso sharikad kale inta uu shaqeynaayo heshiiska […]

gulled

Daawo:Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka Somaliya oo kormeer shaqo ku tagay wasaaradda Tamarta & kheyraadka Biyaha.

8th April 2018 admin 0
itoobiya

Ciidamada Itoobiya oo ka guuray Xarunta maamul Goboleedka Galmudug

8th April 2018 admin 0

Ciidamada Itoobiya ayaa faaruqiyey fariisimo ay ku lahaayeen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Ciidamadaan ayaa u ruqaansadeen dhanka Xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya […]

ciid

Aqoonta Ciidamada Soomaliyeed oo kor loo qaadayo

8th April 2018 admin 0

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa bilaabay olole cusub oo lagu wacyi galinayo ciidamada Milatariga, si loogu jiheeyo inay hagaajiyaan hab dhaqankooda. Hogaanka Siyaasadda iyo Wacyigalinta […]

cawad

Maxaad kala socotaa mahad Cawad oo sheegay in Amaankiisa Qatar ku jiro

5th April 2018 admin 0

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in qal qal uu ku jiro amnigiisa kadib fowdadii ka dhacday Golaha shacabka […]

muuday

Xiisada cusub oo baarlamanka ka bilaabatay iyo muuday oo shaqada ka joojiyey Xoghayaha galaha shacabka

2nd April 2018 admin 0

Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Muuday ayaa waxaa uu sheegay in Shaqa joojin ku meel gaara ku sameeyey xoghayaha guud ee Golaha […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 117 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes