Dad Maydkooda laga helay duleedka Hargaysa

wabi

Wararka naga naga soo gaaray Hargaysa ayaa sheegaay hal qof oo mayd ah in laga helay Bali wayn oo kuyaala duleedka magaalada Hargaysa.

Waxaana mayd ruuxaan maydkiisa lahelay ayaa waxaa bali kasoo saaray Ciidamada dab damiska Somaliland Ciidamada Dabdamiska Somaliland.

Marxuumka maydka ah ayaa la sheegay in dhoobada Baliga ay ku dhagtay maydkiisa, waxaana ugu dambeyn mayka lagu wareejiyey eheladiisa.

Ciidamada dabdamiska Somaliland ayaanan ka hawlgelin kaliya hawlaha la xiriira daminta dabka, balse waxa ay qabtaan shaqooyin badan oo bulshada loogu adeego.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.