Dhageyso:Cumar Cabdirashiid ayaa Soo dhaweeyey Saamiga Itoobiya ee dekada Berbera

cumar

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa beeniyay inuu isaga ka dambeeyey heshiiskii Imaaraadka ee dekada Berbera Lagu wareejinaayey, Lakiin waxuu qirtay dowladii uu ka tirsanaa Iyo Dalka Imaaradka inay kawada Hadleen balse uusan jirin saxiix ay wada gaareen.

Waxaa kaloo Cumar Cabdirishiid sheegay in saamiga Itoobiya laga siiyey dekada Barbara aysan dhib ahayn lakiin lakala saaro Milatariga Iyo Ganacsiga, waxaa kaloo eedayn ujeediyey Cumar Cabdirishiid Dowlada Somaliya in Warbaahinta u adeegsaneyso in Dacaayado ay ka fidiyaan Madaxdii hore.

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa lagu xantaa in uu ka mid yahay Siyaasiyiinta ay Imaaradka inta badan u adeegsato danaheeda Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.