Dhageyso Gudoomiye Yariisow oo raali gelin u diray Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa Baarlamaanka Feeraalka Soomaaliya ka raali geliyay hadal uu dhawaan jeediyay oo ku saabsanaa inuu ka shaqeyn la’yahay Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Xubno Wasiiro ah.

Gudoomiye Yariisow oo Bartiisa Facebook ku soo qoray Qoraal kooban ayaa sheegay in si qaldan loo fasiray hadal uu dhawaan siiyay Warbaahinta, sidaas darteedna uu ka raali gelinayo Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

Hoos ka dhageyso hadalkii uu horay usheegay Gudoomiye Yariisow ee ahaa inuu ka shaqeysan waayey Xildhibaano Iyo wasiiro ay saxiib yihiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.