Ciidamada Itoobiya oo ka guuray Xarunta maamul Goboleedka Galmudug

itoobiya

Ciidamada Itoobiya ayaa faaruqiyey fariisimo ay ku lahaayeen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Ciidamadaan ayaa u ruqaansadeen dhanka Xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya

Lama oga illaa iyo hadda sababaha rasmiga ah ee ay Ciidamada dowladda Itoobiya uga baxeen Magaalada Dhuusamareeb .

Goobihii ay baneeyeen ciidamada Itoobiya ayaa waxaa la wareegay Ciidamada Galmudug amniga Galmudug

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.