Maxaad kala socotaa mahad Cawad oo sheegay in Amaankiisa Qatar ku jiro

cawad

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in qal qal uu ku jiro amnigiisa kadib fowdadii ka dhacday Golaha shacabka Soomaliya .

Waxa uu ku sheegay in khatar uu ku jiro amniga isaga iyo Jawaari, sida uu hadalka u dhigay.

Waxaana uu sheegay in la kaxeystay, lana xiray Ciidamadii ilaalinayay ammaanka xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Tiyaha Ciidabka Xooga dalka General gorod ayaa xalay sheegay in lasoo qab qabtay Ciidamo loo heystay falkii shalay ka dhacay ee xarunta Baarlamaanka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.