Wadooyinka Muqdisho ayaa caadi kusoo noqday kadib xiritaan lagu sameeyey

Ciidamada ammaanka ay dib u fureen isu socodka gaadiidka dadweynaha Magaalada Muqdisho kadib laba maalin ay xirnaayeen.

Xiritaanka wadooyinka ayaa timid kadib markii xiisad culus oo Siyaasadeed ay ka dhex taagnayd xarunta Golaha Shacabka.

Shacabka magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweynayaan tallaabada Dowladda Federalka Soomaaliya wadooyinka ay dib ugu fureen

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.