Xiisada cusub oo baarlamanka ka bilaabatay iyo muuday oo shaqada ka joojiyey Xoghayaha galaha shacabka

muuday

Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Muuday ayaa waxaa uu sheegay in Shaqa joojin ku meel gaara ku sameeyey xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Cabdi Kariin Xaaji Cabdi Buux.

Waxaana shaqada xoghayaha si Ku meel gaara usii wadaya ku xigeenkiisa Maxamed Cabdullaahi Cabdi Ciyoow.

Waxaana la sheegin sababaha shaqada looga joojiyey xoghayaha guud ee golaha shacabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.