Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

kismayo.gedo

Munaasibadii Taageerada Madaxweyne ku Xigeenada Jubbaland Maxamuud sayid Aaden,C/qaadir Lugadheere Iyo Heshiiskii Kismaayo

28th May 2016 admin 0

Waxaa Magaalada London ka dhacday xafladii lagu taageeayey heshiiskii Kismaayo ku dhex marey beel kamida beelaha daga jubbaland iyo magacaabistii labada madaxwayne ku xigeen Maxamuud […]

No Image

XOG: Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminaayo Ugaaska Beesha Sade oo Sabtida Baardheere ku wajahan.

26th May 2016 admin 0

Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi iyo wafdi uu Hogaaminaayo ayaa Maalinimada Sabtida ah ku wajahan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Wafdiga […]

XOG: Qarixii ka dhacay Buurdhuubo Kadib dad Caan ka ah Degmadaasi oo Xabsiga loo taxaabay. “Akhriso Magacyada”

26th May 2016 admin 0

Kadib qarax khasaare geystay oo ka dhacay degmada buurdhuubo ee Gobolka Gedo lalana eegtay Saraakiil ka tirsan Maamulka Degmada Buurdhuubo ayaa degmadaasi waxaa ka dhacay […]

Golaha Wasiirada Ayaa Ansaxiyey Safiiro

26th May 2016 admin 0

Wasiirada dawlada federaalka Soomaaliya ayaa shirkoodii maanta ansaxiyey sadex Safiir oo kala ah Yuusuf Garaad, Cabdi Wahab maxamed Macalin iyo Cabdi Aadan Diiriye.

Maamulka Degmada Garbaharrey oo Dayactir ku Billaabay Wadada ugu muhiimsan Magaaladaas

26th May 2016 admin 0

Waxaa magaalada Garbaharey ee gobolka Gedo waxaa ka bilowday dhismaha wadada Isbitaalka iyo magaalada isku xirta waxaa dhismaahaan ka qayb qatey maamulka garbaharey,Haweenka,odayaasha, iyo ciidamada […]

ciidan

Ciidamada Xoogga dalka oo Weerar ku qaaday fariisimo ay Al shabaab ku lahayeen duleedka Baardheere

26th May 2016 admin 1

Wareysi Gaara Meelo Badan Taabanaya oo Wariye Jiijiile la Yeeshey Xildhibaan Magan

26th May 2016 admin 0
jubalad

Shirkii Ugu Horeeyey Madaxwayanaha iyo Dawladiisa oo looga hadlay sidii Jubbaland ku Meel Gaarka uga bixi lahayd

25th May 2016 admin 1

Waxaa shir uGu horeeyey isugu yimid Madaxwayanaha, kuxigeenada iyo wasiirada Jubbaland iyakoon la hor gayn Baarlamaanka jubbaland lana dhaarin waxa looga hadlaayey shirkaan ayaa la […]

Magaalada Luuq oo laga soo Dhaweeyay Xukuumadda Cusub ee Jubaland

25th May 2016 admin 0
No Image

Wasiirka Amniga Jubbaland oo Sheegay inay diirida Saari doonaan Sugidda Amniga

25th May 2016 admin 0
deg

Dagaal uu ku dhaawacmay Korneyl aadan Koronto oo ka dhacay Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo.

25th May 2016 admin 0

Dagaal culus oo saacado badan socday ayaa xalay degmada ceelwaaq ee gobolka gedo wuxuu ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo alshabaab oo soo weeraray.   Dagaalyahanno […]

Daawo: Maamulka Kismaayo oo Jirdil Ugesytey Gabdho Sade Mareexaan Hantidoodiina Boobey

22nd May 2016 admin 2

Waxay ahayd dhawaan markii kismaayo heshiis ku dhexmarey Axmed madoobe iyo beel kamida Beelaha daga Jubbaland. Laakiin heshiiskaas majoojin dhibkii lagu hayey beesha Sade Mareexaan […]

Daawo: Buurdhuubo Dibad Bax lagu taageerayo Maxamuud Sayid Aadan

20th May 2016 admin 0

Daawo: Goos-Goos, Maxaa kala Qabsaday Xildhibaan Magan iyo Wariye Cabdiqaadir Jiijiile.

20th May 2016 Mohamed Abdi 0

Waxaa Dhawaan la faafinayaa Wareysi Xaasasi ah oo Wariye Cabdiqaadir Jiijiile oo ka hawlgala Telefishinka Caalamiga ah ee Somalicable uu la yeeshay Xildhibaan Maxamuud Cali […]

madoobe

Axmed Madoobe oo Sheegey in Xukuumada Cusub Lagu Qasban yahay In La Aqbalo

20th May 2016 admin 0

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 19 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes