Daawo: Goos-Goos, Maxaa kala Qabsaday Xildhibaan Magan iyo Wariye Cabdiqaadir Jiijiile.

Waxaa Dhawaan la faafinayaa Wareysi Xaasasi ah oo Wariye Cabdiqaadir Jiijiile oo ka hawlgala Telefishinka Caalamiga ah ee Somalicable uu la yeeshay Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka.

Wariyaha ayaa Xildhibaanka dhinacyo badan ka weydiinaya Su’aalo haba ugu badnaadeen Su’aalaha La xiriira Deegaanada uu kasoo jeedo ee Gedo iyo Jubooyinka.

Waxaa hadda la faafiyay Muuqaal goosgoos ah oo hordhac u ah Wareysiga uu Jiijiile la yeeshay Xildhibaan Maxamuud Cali Magan.

HOOS KA DAAWO WAREYSIGA HORUDHACA AH.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.