Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

KENYA

Daawo:Caabudwaaq Wajigii Labaad Ee Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq

16th February 2016 admin 7

Waxaa ladhagax dhigay darbi lagu wareejinaayo garoonka diyaaradaha Caabudwaaq waxaana xafladaa kasoo qayb galay qayabaha kala duwan ee bulshada waxaa xafladaa kahadlay Shiiq daa’uud Xirsi […]

Daawo:Doolow ciidamada tobaber loogu soo xiray

13th February 2016 admin 4

Qaar kamida ciidamada xooga dalka Somaliyeed ayaa tobaber in mudo usocday lagu soo gabagabeeyey Doolow tobobarkaan waxaa bixinayey dawlada itoobiya oo inta badan looga baranin […]

DAAWO:Banabixii London looga horjeeday Xasuuqii Gedo

11th February 2016 admin 1

In kabadan 300 qof ayaa maanta oo arbaca ah ka horbanan baxay safarada Kenya ay ku leedahay dalka Uk agaar ahaan magalada London dadkaas oo […]

Dhageyso:Xildhibaanada Somalia Oo Mooshin Gudbiyey

11th February 2016 admin 2

Qaar ka mid ah xildhibaannada golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa shir guddoonka baarlamaanka u gudbiyey mooshin ay kaga cabanayaan in la baadho xildhibaannada. Arrintan ayaa […]

Kenya iyo Somalia oo heshiis dhinaca bagiyada Gaarey

10th February 2016 admin 0

Heshiis ay wadagaareen Kenya iyo Somalia ayaa waxaa lagu heshiisey in bangiyada Kenya ay ka furtaan Local Branch Somalia. heshiiskaan waxuu meesha ka saarayaa walwalkii […]

baladxaawo

Daawo:Baladxaawo Deeq lagaarsiiyey Isbitaalka

9th February 2016 admin 0

Ururka haweenka ka dhisay degmada Baladxaawo gobolka Gedo ee layiraahdo Daryeel Group ayaa deeq gaarsiiyey bukaanka kujira isbitaalka degmada Baladxaawo Sahra Maxamed yuusuf oo ah […]

DAAWO:Galaydh oo furay iskool Buuhoodle

5th February 2016 admin 0

Madaxwayanaha Khaatumo state ayaa ka qayb galay xaflad lagu furay dugsi hoose oo cusub oo maalgalisey Dawlada Finland waxaana iskuulkaan in laga hirgaliyo qaybwayn ka […]

DAAWO:WASIIRADA SOOMAALIUYA BAARAYAAL CAALAMI AH AYAA BAARAYA SHILKII DAALLO

5th February 2016 admin 0

Golaha wasiirada Soomaliya ayaa iskuraacay in baarayaal calaami ah loo saaro shilkii ka dhacay diyaaradi daalo oo iyadoo hawada maraysa qarax ka dhex dhacay qofna […]

DAAWO:Wasaarada Gaashandhiga Somaliya heshay Gadiid Xabad karin

5th February 2016 admin 1

Wasaarada gashaandhiga Somaliya waxaa lagu wareejiyey gadiidka xabadu Karin oo ay ku wareejisay dawladu Maser wasiir ku xigeenka wasaarada gaashaandhiga Somaliya muda Cabdalla Xuseen cali […]

DAAWO: AXMED MADOOBE MIYAA QALDAN MISE AFHAYEEYKIISA SERAAR

29th January 2016 admin 0

Madaxwaynaha jubbaland ayaa Kismaayo ku noqday kadib markuu Muqdishu uga qaybgalay shirkii wadatashiga dorshada 2016 mar uu saxaafada kula hadlay Kismayo ayuu sheegay in uu […]

Degdeg: Axmed Madoobe oo Kismaayo ku laabtay sheegayna in uusan raali ka aheyn heshiiskii Muqdisho lagu gaaray.

29th January 2016 admin 0

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo Maanta dib ugu laabtay Kismaayo, Ayaa ka waramay go’ aan kii kasoo baxay Shirkii dhawaan Muqdisho lagu soo afmeeray. Madoobe […]

XOG: Xasan Sheekh oo yiri Bilaash uma sujuudine Xil Iyo Xoola doon ayaan ahaa.

29th January 2016 admin 0

Madaxwayne Xasan Sh Maxamuud ayaa wuxuu ka dagaalamay oo uu aad ooga carooday Wararka ka dhanka ah ee labadii maalmood ee la soo dhaafay, ay […]

TOP News: Kenya oo Maamulka Kismaayo ku wargalisay in ay isaga baxeyso Soomaaliya.

29th January 2016 admin 0

Wararkii ugu horeeyey ee aan ka helay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in Subaxnimadio hore ee Saaka uu Madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Jubbaland […]

TALIYAHA CIIDAMADA AMISOM OO BOQDAY CEELCADE

27th January 2016 admin 0

Taliyaha ciidamada amisom Maj General Nakibus  lakara ayaa boqday Ceelcade si uu indhihiisa ugu arko meesha lagu xasuuqay ciidamada kenya Gen Nakibus ayaa sheegay imaatinkaan waxuu  […]

Posts pagination

« 1 2

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes