DAAWO: AXMED MADOOBE MIYAA QALDAN MISE AFHAYEEYKIISA SERAAR

Madaxwaynaha jubbaland ayaa Kismaayo ku noqday kadib markuu Muqdishu uga qaybgalay shirkii wadatashiga dorshada 2016 mar uu saxaafada kula hadlay Kismayo ayuu sheegay in uu shirkii Muqdisho kasocday wax kasoo baxay aysan jirey. afhayeenka Axmed Madoobe ayaa shalay dhahay waan ku qanacsanahay wixii kasoo baxay shirkaa oo ahaa 4.5, tasoo madaxwaynaha Puntland Gaas uu shirkaas iskga baxay isagoo diiday in laqaato 4.5.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.