DAAWO:Banabixii London looga horjeeday Xasuuqii Gedo

In kabadan 300 qof ayaa maanta oo arbaca ah ka horbanan baxay safarada Kenya ay ku leedahay dalka Uk agaar ahaan magalada London dadkaas oo isugu jira qayabaha kala duwan ee bulshada ayaa waxay kacabanayeen dhibaatada ciidamada Amisom ku hayaan shacabka somaliyeed gaar ahaan gobolka gedo . waxay ahayd mudo dhow kahor markay ciidamada kenya looga laayey in kabadan 100 siday sheegeen Alshabab, Ciidamada kenya ayaa bilaabay xasuuqa shacabka gobolka Gedo iyo burburinta ceelasha biyaha iyo meelaha dadku ku kulmaan.

Hoos kadaawo