DEGDEG: Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo howlgallo ka wada gobalka Gedo
Wararka ka imaanaya deegaanno ku yaalla gobalka Gedoa yaa sheegaya in ay ka soconayaan howlgallo ciidan oo ay wadaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM. Howlgalladani […]
Wararka ka imaanaya deegaanno ku yaalla gobalka Gedoa yaa sheegaya in ay ka soconayaan howlgallo ciidan oo ay wadaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM. Howlgalladani […]
Xiisad dagaal ayaa laga soo sheegayaa deegaanno kamid ah gobalka Shabeellaha Dhexe oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM iyo Xarakada Alshabaab. Wararka laga […]
https://www.youtube.com/watch?v=e2ABpwTf_iE
https://www.youtube.com/watch?v=gb39Piq1isk
Guddiga doorashada ee dalka Sudan waxa ay sheegayaan in 97 boqolkiib dadka reer Daarfuur ay u codeeyeen inay hanaanka hadda ka siimid ahaadaan. Arrintan ayaa […]
Hoggaanka odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo dib u heshiisiinta beelo walaalo ah oo ku dagaallamaya deegaanno ku dhow deegaanka Dacdheer ee […]
Mudane ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa ku baaqay in dhinacyada ku dagaallamaya deegaanka Dacdheere ay qaataan nabad oo xabadda la joojiyo. Guddoomiyaha guddiga dastuurka baarlamaanka […]
In ka badan toban qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen kuwa kalena ku dhaawacmeen dagaal beeleed ka soconaya deegaanno ku yaalla xuduudda uu gobalka […]
Waxaa Magaaladda Baardheere ee Gobolka Gedo Maanta Xaflad qado sharaf ah ku sameeyey Maxamed Nuur Sh.Axmed Maxamed, taasi oo uu kaga dhawaaqay in uu yahay […]
Waxaa Roobab Xoogan ay ka da’een Degaano ka tirsan gobolak gedo ee Koonfurta Soomaaliya. Roobabka ayaa inta badan ka d’ayay Deegaanada Bartamaha iyo Waqooyiga Gobolka […]
Magalaada Muqdisho Waxa Ku Sugan Wasiir Arimaha Bulshada Maamulka Jubland Macalin Maxamed inkasto Safarkiisa uusn Ahayn Mid Horey loo Shaciyay Hadana Muqdisho Ayuu ku yimid […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes