Xiisado dagaal oo ka jira deegaanno ku yaalla gobalka Shabeellaha Dhexe

dagal

Xiisad dagaal ayaa laga soo sheegayaa deegaanno kamid ah gobalka Shabeellaha Dhexe oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM iyo Xarakada Alshabaab.

Wararka laga helayo deegaanno duuleedka ka ah degmada Mahadaay ayaa sheegaya inay ka soconayaan dhaqdhaqaaqyo ciidan.

Ciidamo ka tirsan dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa la soo sheegayaa inay ku dhaqaaqeen deegaannadaasi oo waqooyi bari qiyaas dhan 75KM kaga beegan magaalada Jowhar.

faahfaadin dib kala soco

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.