DEGDEG: Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo howlgallo ka wada gobalka Gedo

Wararka ka imaanaya deegaanno ku yaalla gobalka Gedoa yaa sheegaya in ay ka soconayaan howlgallo ciidan oo ay wadaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

Howlgalladani ayaa ka billowday deegaanno dhowr ah oo ku yaalla gobalka gedo ayay ka soconayaan howlgallada kuwaasoo ay kamid yihin Baladxaawo, Garbahaarey, Doolow iyo Ceelwaaq.

Saraakiil ku sugan Baardheere ayaa u sheegay warbaahinta Gedotimes in sidoo kale Baardheere ay kamid tahay meelaha ay ka socdaan

Howlgalladani ayaa ahaa kuwa lagu furayo deegaannada xiran ee gobalka Gedo.

Faahfaahin dib kala soco

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.