Dhageyso: Maamulka Saakow ee DF oo codsaday adeeg caafimaad kadib markii…

Maamulka dowladda federaalka ee degmada Saakow ayaa codsaday gargaar caafimaad kadib xanuun ka dillaacay halkaasi oo ay si siman carruurta iyo dadka waa weyn ugu dhimanayaan.

Warar laga helayo gobalka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in degmooyin kale oo gobalkaasi ka tirsan lagu arkay xanuunkani sida Jilib.

Guddoomiyaha degmada Saakow ee ugu magacaaban dowladda federalka Maxamed Xaaji Xuseen  ayaa  sheegay in xaalado adag ay ka jiraan degmadaasi, wuxuuna kaloo sheegay in ay codsanayaan kaalmo beni’aadanimo lala  gaaro dadka ku dhaqan degmada Saakow.

Halkan ka dhagayso:

 

 

1 Comment

  1. Asc as,haabta sharafta leh mgcga waa abubakar sadiikh waxan idinlee yahay aan isku gargaarno alle hanoo gargaaro muslimin oo kunol degmada saakow ayaa kacaa wan haa yaan cudur kadilaacey shuban biyot

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.