Daawo: Sida Roobabka ka da’ay Gobolka Gedo ay u saameeyeen Bulshada Deegaanadaasi ku dhaqan.

Waxaa Roobab Xoogan ay ka da’een Degaano ka tirsan gobolak gedo ee Koonfurta Soomaaliya.

Roobabka ayaa inta badan ka d’ayay Deegaanada Bartamaha iyo Waqooyiga Gobolka gedo kuwaas oo saaameyn dhinaca isu socodka ah ku yeeshay dadka deegaanadaasi ku dhaqan.

Wadada u dhaxeysa Garbhaary iyo baledxaawo, ayaa waxaa jaray roobab iyadoo bulshadii ku socdaali laheyd wadooyinkaasine ay tahli waayeeb ub ay isaga kala gooshaan Deegaanadaasi.

Mid kamid ah dadka Deegaanka ayaa bartiisa Facebookga soo dhigay Muuqaalo la xiriira sida wadooyinka u go’een o ay u adkaatay isu socodka Jidadka u dhaxeeya Baledxaawo iyo Garbaharay oo kawada tirsan Gobolka Gedo.

roob

roob1

roob2

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.