Ka shifaad :Wasir Macalin Maxamed Muxuu Ka soo Donay Muqdisho.

Magalaada Muqdisho Waxa Ku Sugan Wasiir Arimaha Bulshada Maamulka Jubland Macalin Maxamed  inkasto Safarkiisa uusn Ahayn Mid Horey loo Shaciyay Hadana Muqdisho Ayuu ku yimid Safar Qarson Saaka .

Hotelka Magaalada uu Ka Dagan yahay ee S,Y,L ayuu kulan Goor dhow soo Gabo Gaboobay Wax uu Kala yeeshay Wasiirada  Xildhibaano , Wasiir ku xigeeno iyo Xubno Kale ee Dowlada ugu Jiro Beelaha Kismayo Dego Marka Laga Reebo Besha Sade.

Kulan aya Loga Hadlay sida Xubno Ka qeyb Galay Ay u shegeen Gedo Times Xalaada kismaayo Isago Wasiirka u Faah Faahiyay Siyaasada Kismaayo Halka Ay Mareyso.

Wasiir Macalin Maxamed oo Hadlayo aya Yiri Xaalada Kismaayo  Waa Kacsan Tahay Waxaa Lag Qabsi Qabaa in Mar Kale ay isku Diriraan Marexan iyo Ogaden oo ay Kala Tabcasan yihin Dowladaha itoobiyo iyo Kenya , Waxan La soconaa Kismaayo Cida Dagaalka kawado ee Rabato in Dhiig ku daato waa Marexaan belaha  Kale Nabad ayay Qateen Waxa La Rabaa inan Xalakeede Raadino Madamo aad dowaladii ku jirtaan .

Dowalada waxa La Rabaa inaad Kala Hadashaan inay Itoobiyo Kala Hadasho Faragelinteeda Ciidamada Lagu soo Warejiyo Mamulka Jubland iyo Kenya”

Xubnaha Ka Qeyb Galaya ayaa sheegay inay go, aan halkasi ku gaari Karin ee bal aya radinayaa xalada kismaayo oo dhab  kulan Danbe ayay dib isugu imanayaan.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.