War Deg Deg : Axmed Madoobe oo Gaaray Gor dhow Magalaada Adis Ababa

madoobe

War Goor dhow Soo Gaary Gedo Times Xafiis Waredkiisa Muqdisho ayaa shegayo in Goor dhow Diyaradii Waday Hogaamiyaha Maamulka jubland ay gaartay  Magalaada Adis Ababa .

Waxa uuna Ka Anbo Baxay Magaalada Nayroobi ee Xarunta Dalka Kenya oo uu Xalay kula Shiray Madax Ka tirasn Kenya, In Kasto Wixii Ka soo Baxay aysan  Helin Gedo Times Kulamdii Axmed iyo Madaxada Kenya Dhex Maray.

Dalka Itoobiyo Waxa Horey u joogay Madxweyne ku Xigeenka Maamulka Jubland Farataag oo horey ay ugu yeeratay itoobiyo Ka dib Qilaf Ka dhashay Ciidamadai La soo Xareyay ee ku jiro Gacanta Itoobiyo.

La soco Warar Adis Ababa

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.