Xog: Cabdi Shire iyo Axmed Madoobe oo Kir kir Ku Kala Tagay Shalay.

Shalay inta uusan Magaalada Kismayo Ka dhoofin Hogaamiyaha Mamulka Jubland Axmed Madoobe Ayaa Wax uu u Yeeray Cabdi Shire oo ah Barre Hiraale Aderkiis .
Kulan Ayuu La Qaatay Kaligiisa Waxaa Ku War Galiyay in Ciidamaada La soo Xareyay Lagu Warejiyo Ciidmada Kenya oo Laga Soo Saro Gacanta itoobiyo,
“ Cabdi shir Ayaa ugu Jawaabay Axmed inay Maqan yihiin Madaxdii isaga Ka sareysay Sida Madaxeyweyne Fartaag, iyo Wasiir Diini oo uusan Kaligii Ciidamada ku warejin Karin Kenya “
“Axmed Ayaa Yiri Marexaan Ma Rabtaan Heshiis., Halka Cabdi shire uu yiri Ogaden Heshiisa Rabtaan”
Axmed Madoobe Ayaa Ka Dhoofay Garoonka Kismaayo Waxaan Xaalka uu sii noqday mid sii Xumado ,Cabdi shire ayaa ah Shaqsi Malmahaan Ka agdhawaa Axmed Madoobe oo Lagu Xamanayay inuu Badlay fikirkiisa Laakin Shalay Ayuu siyaasad cusub ku Hadlay.
Goor dhow Cabdi shire Waxaa La Hadlay War Soo Saarka Gedo Times Waxaan Wax Ka Weydinay Hadalada la is dhexMarayo Wax una Noo sheeg inay jiraan Lakiin Talefanka uu ku Faah Fahin Karin Sida ay Wax u jiraan oo buuxo.
Kala soco Warar kismaayo ee Taagan hada .

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.