Dhageyso:Baarlamaanka Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo colaadda Dacdheer

Mudane ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa ku baaqay in dhinacyada ku dagaallamaya deegaanka Dacdheere ay qaataan nabad oo xabadda la joojiyo.

Guddoomiyaha guddiga dastuurka baarlamaanka Galmudug Cabdiqaadir Cali Diirshe  ayaa sheegay in ka baarlamaan ahaan ay ka xun yihiin colaaddani.

Wuxuu ku baaqay in nabadda laga shaqeeyo oo labada dhinac dib u heshiisiin la dhexdhigo

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.