DAAWO: Beesha Reer Siyaad Ugaas oo Kulan Xaasaasi ah Garbaharay ku yeelatay “Maxay kaga Hadleen ? Akhriso.
Kulan ay kasoo qeybgaleen Waxgarad iyo Siyaasiyiin Ka soojeeda Jifada Reer Siyaad Ugaas Diini oo ka tirsan Belweynta Sade ayaa ka dhacay Xarunta Gobolka Gedo […]
Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukun ku Riday dad lagu soo qabtay maandooriye “SAWIRRO”
Gudoomiyaha Degmada Xamar Jajab Axmed Cisman Dhooro oo ka hadlay goobta ayaa tilmaamay in howlgalka uu mira dhalay, laguna guuleystay in lagu soo qabtay 31 […]
KISMAAYO:ISKUULKA HOOSE DHEXE IYO SARE EE TAYO OO CAAWIMAD UBAAHAN
Iskuulka Hoose Dhexe iyo Sarre ee Tayo ee agoomaha ayaa waxauu ubaahan yahay in fasalo lagu daro madaama uu yar yahay adrdayda dhigata ay badan […]
Caabudwaaq:Labo Beelood oo dilal isu Gaystey oo Heshiis Gaarey
Waxaa degmada Caabudwaaq heshiis ku dhexmaray labo beelood oo dilal hada kahor isugaystey kuwaas oo heshiis gaarey lana soo xaliyey dhibkii ay kala tirsanayeen, Ugaaska […]
Daawo Sawirada : Xarunta Maamulka Gobolka ee Degmada Garbaharay oo Xariga laga jaray.
Munaasabad Xariga lagaga jarayay Xafiisyada Maamulka Xarunta Gobolka ee Degmada Garbaharay isla xafiisyada xarig jarka lagu sameeyey oo ah kuwii uu ku shaqeyn jiray Maamulka […]
XOG: Maxaa kasoo baxay Kulankii Xalay Nairobi ku dhexmaray Ugaaska Beesha Sade iyo Madaxweynaha Kenya.
Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya waxaa Xalay kulan Socday inkabadan lix saacadood uu ku dhexmaray Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed […]
Deg Deg:- Al-Shabaab Weerartay CID Gaystayna Dhimasho Iyo Dhaawac ”Sawiro”
Xaraaka Al-shabab ayaa waxay weerar ku qaaday xarunta dabi baarista ee CID weeraarkaan ayaa gaystey Khasaaro isugu jira Dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray Dad […]