Caabudwaaq:Labo Beelood oo dilal isu Gaystey oo Heshiis Gaarey

Waxaa degmada Caabudwaaq heshiis ku dhexmaray labo beelood oo dilal hada kahor isugaystey kuwaas oo heshiis gaarey lana soo xaliyey dhibkii ay kala tirsanayeen, Ugaaska ,odayaasha iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa isku hawlay sidii ay isoo afjari lahaayeen dhibka ay kala tirsanayaan.
odayaalcw (1)

odayaalcw (2)

odayaalcw (3)

odayaalcw (4)

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.