Deg Deg:- Al-Shabaab Weerartay CID Gaystayna Dhimasho Iyo Dhaawac ”Sawiro”

deg

Xaraaka Al-shabab ayaa waxay weerar ku qaaday xarunta dabi baarista ee CID weeraarkaan ayaa gaystey Khasaaro isugu jira Dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray Dad ka Agdhawaa Goobta ay Qaraxyadu ka dhaceen,balse ma cadda tirada Dadka dhintay.
Laamaha Ammaanka ayaa hadda wada Tiro Koobka Khasaaraha ka dhashay Weerarka isku jira Qaraxyada iyo midka Tooska ah ee ka dhacay Xarunta CID-da.
Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in 7- Qof oo ay ku jiraan Labo kamid ah Kooxdii Weerarka qaaday ay ku dhinteen Weerarka Maanta.
ci

cid

cidmuq

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.