KISMAAYO:ISKUULKA HOOSE DHEXE IYO SARE EE TAYO OO CAAWIMAD UBAAHAN

Iskuulka Hoose Dhexe iyo Sarre ee Tayo ee agoomaha ayaa waxauu ubaahan yahay in fasalo lagu daro madaama uu yar yahay adrdayda dhigata ay badan yihiin iyo in mushaarka macalimiinta iyo kuraas,misas laga taakuleeyo tirade ardayda dhigata ayaa waxay tahay 292 Arday wiilal 88 Gabdho 204.

Iskuulkaan ayaa hada kahor waxaa booqday Ugaas Maxammed Ugaa Cumar oo ku Baaqay in sida uGu dhaqsaha badan loo taakuleeyo madaama ay jirta baahiyo wayn oo ka Jira iskuulkaan Tayo sida mushaarka macalimiinta,fasalada,qalabka iskuulka. waxaa loogu baaqayaa umada soomaliyeed in qayb wayn laga qaato oo lataakuleeyo agoonta.

Kala xariira Maamulaha Iskuulka Maxamed cabdullaahi xasan Mobile no : 00252615265877

tayo (1)

tayo (2)

tayo

tayo3

1 Comment

  1. asc waa mahadsantihiin maamulka iyo wiriyaasha gedotimes waxqabdkiina aad bulshada u heysiin gaar ahaan agoomaha waxbarashada free ee dhigta dugsiga tayo
    sadaqada u hur agoomaha kuna soo hagaajiya account no : KISD0001109 kismayo – somaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.