





XOG: Maamulka Jubaland oo lagu Amray in ay soo xiraan islamarkaana xabsiga dhigaan Wasiirka Amniga Jubaland.
Wariye waxa baara ayaa shaaca ka qaaday xog qarsoon tasoo ku saabsan inuu bilaawaday dagaal u dhexeeya beesha caalamka iyo maamulka jubaland kadib markii maamulka […]

Wax ka ogow Doorashadii aqalka Sarre ee Jubbaland iyo qoondada gabdhaha
Waxaa soo gabagaboobey doorsahadii aqalka saree Jubbaland oo lagu qabtey Kismaayo taas oo lagu door 8 xunood halna katahay gaber, Sadeeda xubnood ee aqalka sare […]


DegDeg:Kursigii ee labaad ee aqalka sarre gobolka Gedo ayaa waxaa ku guuleystey
Kursigii 4aad aqalka Sare ee soomaaliya qeybta Jubaland gaar ahaan gobolka gedo oo Kismaayo xiligaan ka soconeyso Ayna ku tartamayaan sadex musharax oo kala ah […]

Wacdaro ka socda doorshada aqalka saree Jubaland Gaanti oo lareebay iyo Fartaag oo soo baxay
Doorashadii aqalkii sarre ee juubaland ayaa waxaa ku guuleystey Fartaag oo helay 55 cod gabadhii latartameysey ayaduna heshey 11 cod, dhinaca kalane Gaandhi aya looga […]

Doorashadii aqalka sarre ayaa kabilaabatey Kismaayo
Waxaa degmada Kismaayo kabilaabatey doorashadii aqalka sarre qaybta Jubbaland waxaana laga rabaa inay soo baxaan 8 xubnood kurisgii ugu horeey ayaa hada lagu guuleystey Xasan […]

Daawo:Wadanka Shiinaha oo ka aamin baxday Gudiga abaraha ee Xidig horkacayey ayakoo Cunto dhunsadey
wadanka Shiinaha ayaa joojisey inay lacag ku wareejiso gudiga abaaraha ee wasiir dowlaha arimaha gudaha horkacayey iyagoo dhunsadey raashin badan oo loogu talagalay gobolada dalka […]



In ka badan 10 Askari oo lagu Dilay Weerarkii Degmada Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose
Weerarkii ka dhacay Degmada Afgooye ayaa ku bilaawday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kaasi oo lagu dhuftay albaabka hore ee Saldhiga Booliska, waxaana sida […]
