DegDeg:Kursigii ee labaad ee aqalka sarre gobolka Gedo ayaa waxaa ku guuleystey

Kursigii 4aad aqalka Sare ee soomaaliya qeybta Jubaland gaar ahaan gobolka gedo oo Kismaayo xiligaan ka soconeyso Ayna ku tartamayaan sadex musharax oo kala ah
1 cabdi bare Ibrahin cabdi
2 Mowliid xuseen guhaad
3 Aadan maxamed Jaamac
ugu dambeytii waxaa guusha ku raacday Mowliid xuseen guhaad halkaas waxaa kusoo dhamaadey labdii kursi gobolka Gedo aya kalaheleen Fartaag iyo Mawliid Xuseen Guhaad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.