Wacdaro ka socda doorshada aqalka saree Jubaland Gaanti oo lareebay iyo Fartaag oo soo baxay

far

Doorashadii aqalkii sarre ee juubaland ayaa waxaa ku guuleystey Fartaag oo helay 55 cod gabadhii latartameysey ayaduna heshey 11 cod, dhinaca kalane Gaandhi aya looga adkaadey tartankii isagoo helay 26 meesha axmed Xaashi oo lahadlaayey uu helay 40.
inkastoo doorashada ay tahay mid laga shaqeeyey cida guuleysanaysa iyo cida hareysayba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.