Doorashadii aqalka sarre ayaa kabilaabatey Kismaayo

jubba

Waxaa degmada Kismaayo kabilaabatey doorashadii aqalka sarre qaybta Jubbaland waxaana laga rabaa inay soo baxaan 8 xubnood kurisgii ugu horeey ayaa hada lagu guuleystey Xasan Faarax xujaale oo noqdey guuleystaha aqalka Sare kursiga koowaad oo uu kula tartamaayey cabdi maxamed tarax.
Wararkeena dambe kala socda Najiitada

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.