Daawo:Wadanka Shiinaha oo ka aamin baxday Gudiga abaraha ee Xidig horkacayey ayakoo Cunto dhunsadey

wadanka Shiinaha ayaa joojisey inay lacag ku wareejiso gudiga abaaraha ee wasiir dowlaha arimaha gudaha horkacayey iyagoo dhunsadey raashin badan oo loogu talagalay gobolada dalka raashinkaas oo lagu iibsadey Muqdisho,kismaayo,Cadaado, safiirka shiinaha ee Soomaliya ayaa lacad dhan labo Milyan kuwareejiyey hay’da cuntada Aduunka (WFP)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.