Wax ka ogow Doorashadii aqalka Sarre ee Jubbaland iyo qoondada gabdhaha

aqalkasare-jubbalnad
Waxaa soo gabagaboobey doorsahadii aqalka saree Jubbaland oo lagu qabtey Kismaayo taas oo lagu door 8 xunood halna katahay gaber, Sadeeda xubnood ee aqalka sare qeybta Jubaland oo la doortay iyo magacyadooda

(1) Xasan farax Xujaale
(2) Axmed Xaashi Maxamuud
(3) Abdulahi Sheikh Ismacil Fartaag
(4) Mowliid Xuseyn Guhaad
(5) Axmed Macalin Cumar
(6) Axmed Cabdi Xafiid
(7) Iftiin Xasan Baasto
(8) Faadumo Xasan Adan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.