Daawo:heshiis kadhacay Caabudwaaq oo dhexmarey Ehlusuna
Waxaa dagmada Caabudwaaq kadhacay heshiis nabadeed oo ehlusuna kudhexmaray iyo shacabka Caabudwaaq waxaan munaasabadii heshiiskaa kadhacayey kagayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Caabudwaaq. Hoos […]
Shir Amaanka Caabudwaaq Looga hadlaayey oo kadhacay Mareykanka “Sawiro”
Shir heer sare loo soo qaban qaabiyey loogana hadlaayey amaanka waqooyiga Galagaduud oo soo qaban qaabiyeen jaaliyada kasoo jeeda Waqooyiga Galagduud ayaa waxuu kadhahay Mareykanaka […]
Xasan Shiiq oo Baydhabo u jooga sidii markale dib loogu soo dooran alahaa
Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho shaqo ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed Soomaaliya, Xasan shiiq […]
Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo ka qeyb galay Banaanbax Roobdoon ah”Sawiro”
waxaa saaka bilowday bananan bax roon doon ah oo ay todobaadkii hore bayaamisay wasaaradda cadaalada iyo arrimaha diinta ee dowladda Puntland,Banaan baxa ugu weyn ayaa […]
Dhageyso: Qaar kamid Bulshada Caabudwaaq oo ka cabtay Hab Maamulka dhaqaale ee Jaamacada Galgaduud By Khadro Axmed Xuseen
Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Qaar kamid Bulshada Caabudwaaq oo ka cabtay Hab Maamulka dhaqaale ee Jaamacada Galgaduud University, jaamacadaan waxaa dhaqaale dibada uga […]
Kulan looga hadlayay Nabedgalyada Degmada oo lagu qabtay Caabudwaaq “SAWIRRO”
Kulankan oo ay soo agaasimeen qaybaha Bulshada ayaa waxaa kala qayb galay Ugaas Axmed Bare Cali waxaana looga hadlay xaaladda ammaan ee degmada oo maalimihii […]