Shir Amaanka Caabudwaaq Looga hadlaayey oo kadhacay Mareykanka “Sawiro”

Shir heer sare loo soo qaban qaabiyey loogana hadlaayey amaanka waqooyiga Galagaduud oo soo qaban qaabiyeen jaaliyada kasoo jeeda Waqooyiga Galagduud ayaa waxuu kadhahay Mareykanaka Minneappolis shirkaan waxaa kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada waxaana gunaanadkii laga soo saarey baaq kaas oo ah in Nabada laga wadashaqeeyo dal iyo dibad , in shacabka waqooyiga galgaduud u istaagaan sidii ay u adkeen lahayeen amankooda iyo midnimadooda, in bulshada waqooyiga galagduud ka qayb qaadato horumarka iyo dib udhiska dalka, in musharaxiinta aysan wax udhimin amaanka iyo midnimada bulshada.

shircaabudwaaq

shircw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.