Xasan Shiiq oo Baydhabo u jooga sidii markale dib loogu soo dooran alahaa

Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho shaqo ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed Soomaaliya, Xasan shiiq oo qeybaha bulshada kula hadlayey magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ujeedka socdaalkiisa uu yahay dardar-gelinta hawlaha doorashada.

“Ujeeddada booqashadeyda ee magaalada Baydhabo waxay tahay inaan maamulka iyo shacabka Koonfuur Galbeed ku dhiirigeliyo in la dardar-geliyo hawlaha doorashada 2016, lagana shaqeeyo in si habsami leh ay hawshaasi taariikhiga ah inoogu qabsoonto. Baaqaasina waa mid aan shacabka Soomaaliyeed oo dhan u jeedinayo. Ujeeddada labaad waxay tahay inaan mar kale waxaan idinka rabaa inaan markale dib ii doorataan madaama aan hawl wanaagsan qabtey qaarna qabyo yihiin una baahanahay inaan dhameystiro ayuu yiri Xasan Shiiq.
xasan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.