Daawo:heshiis kadhacay Caabudwaaq oo dhexmarey Ehlusuna

Waxaa dagmada Caabudwaaq kadhacay heshiis nabadeed oo ehlusuna kudhexmaray iyo shacabka Caabudwaaq waxaan munaasabadii heshiiskaa kadhacayey kagayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Caabudwaaq.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.