Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo ka qeyb galay Banaanbax Roobdoon ah”Sawiro”

waxaa saaka bilowday bananan bax roon doon ah oo ay todobaadkii hore bayaamisay wasaaradda cadaalada iyo arrimaha diinta ee dowladda Puntland,Banaan baxa ugu weyn ayaa haatan ka socda magaalada Garowe ee caasimadda Puntland duleedkeeda waqooyi, halkaasi oo ay isugu tageen boqolaal dadweyne ah iyo madax katirsan dowladda Puntland.
garo

garoo

graoow

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.