Dalka ninkii Badbaadin lahaa Dabin baa u Yaala. By Jimcaale
Burburkii i991kii iskama imaan waxaa ka denbeeyey shisheeye iyo dhuuniraacayaal ayaga u adeegaayey.Markii dawladii dhexe ay meesha ka baxday,shisheeyihii Dalka burburiyey oo caloolshood u shaqeystayaalka […]