Dhageyso: Qaar kamid Bulshada Caabudwaaq oo ka cabtay Hab Maamulka dhaqaale ee Jaamacada Galgaduud By Khadro Axmed Xuseen

Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Qaar kamid Bulshada Caabudwaaq oo ka cabtay Hab Maamulka dhaqaale ee Jaamacada Galgaduud University, jaamacadaan waxaa dhaqaale dibada uga aruurshey qurbajoogta deegaankaan kasoo jeeda iyo hay’ado.
Hoos kadhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.