Kulan looga hadlayay Nabedgalyada Degmada oo lagu qabtay Caabudwaaq “SAWIRRO”

Kulankan oo ay soo agaasimeen qaybaha Bulshada ayaa waxaa kala qayb galay Ugaas Axmed Bare Cali waxaana looga hadlay xaaladda ammaan ee degmada oo maalimihii u dambaysay ay ka dhacayeen dilal, kuwaasi oo hoos u dhigay amniga degmada iyo ganacsiga.
Qaybaha kala duwan ee bulshada sida ganacsatada degmada, Culimaa’udiin iyo dhallinyarada ayaa xusey in ay kordheen dilalka qorsheysan bishii ina dhaaftay, ka qayb galayaashii kulanka oo isugu jira Ganacsato, Dhallinyaro iyo odayaal ayaa ka hadlay Xaaladda nabedgalyo, waxayna soo dhaweeyeen dadaalada socda ee la xariira Nabadda, Ugu Dambayn Ugaas Axmed Barre oo soo xiray kulanka ayaa ugu baaqay in ay joojiyaan dadka deegaanka dilalka dhexdooda ku salaysan.
cabdshir

cwshir

cwshr

shircw

takoy

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.