DEGDEG: Wafdi uu Hogaaminaayo Maxamuud Sayid Aadan oo Gaaray Magaalada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo.
Magaalada Garbaharay ee xarunta Gobolka Gedo waxaa gaaray wafdi uu hogaaminaayo Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland.Maxamuud Sayid Aadan kuwaas oo kasoo kictimay Degmada Doolow ee isla Gobolkaas. […]