DEGDEG: Wafdi uu Hogaaminaayo Maxamuud Sayid Aadan oo Gaaray Magaalada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo.

sayid

Magaalada Garbaharay ee xarunta Gobolka Gedo waxaa gaaray wafdi uu hogaaminaayo Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland.Maxamuud Sayid Aadan kuwaas oo kasoo kictimay Degmada Doolow ee isla Gobolkaas.

Wafdiga Maxamuud Sayid waxaa kamid ah Wasiir kuxigeenka Arimaha Gudaha ee Jubbaland.Cabdiraxmaan Cawar Wasiiru,dowladaha Amniga Maxamed Cabdi Kaliil iyo Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumed.Maxamed.

Socdaalka wafdigani ayaa.ujeedadiisa lagu sheegay sidii Isbadal Maamul,looga hirgalin lahaa Xarun Goboleedka Gedo.

Sidoo kale.mudada ay,halkaasi joogaan ayaa.lafilayaa in ay,daahfuraan Isbitaalka Jaalle.siyaad ee Magaaladaasi,laga dhisay oo daahfurkiisa loo madlanyahay dhawaan.

Waxaa xubnahani kaharay oo ka.baqay in uu u raaco Magaalada Garbaharay Wasiirka.amniga ee Jubbaland.Cabdirashiid.Indhakoreey, kaasi oo naftiisa kala.baqay in uu geeyo garbaharay Sababo,la xiriira dadka Deegaankaas oo uu dakanooyin iyo aanooyin badan kagalay.

Wixii,kusoo,kordha isha ku hay,GEDOTIMES.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.