DHAGEYSO: Wariye Karar Rukow “Saxaafadda Soomaaliya weey liidataa”

Idaacadda VOAda laanteeda afka soomaaliga ayaa.qabatay dood ku saabsan doorka Saxaafadda Soomaalida at kuleeyihiin arimaha Doorashada.

dooda oo u dhaxeysay wariye karar aadan Rukow oo kamid ah Bahda Saxaafadda ee Jubbaland iyo wariye.daacad oo kamid ah wariyayaasha Muqdisho ka hawlgala ayaa aheyd mid,xiiso gooni ah xambaarsan.

Waxaa la isku,raacay in habayaraatee uusan jirin door at saxaafaddu ka ciyaartay ama ku leedahay arimaha doorashada marka laga reebo u adeegidda shakhsiyaad maalgaliya xarumo warbaahineed qaarkood.

HOOS KA DHAGEYSO DOODA OO DHAMEYSTIRAN

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.