Xildhibaan Saadaq Warfaa oo ka hadlay gabadha kufsiga loogu gaystay Goldogob & Xaaladda Abaaraha
Xildhibaanka Dowlada Federaalka Soomaliya ee Laga soo doorto Goldogob iyo Gaalkacyo xildhibaan saadaq warfaa ayaa socdaalku yimid Gaalkacyo waxaana sheegen in kuwii kufsaday gabadha Yar […]
Masaajidka Brixton Hill ee London oo Soomalida Usoo wareegay Mulkiyadiisa
Masjidkaan ayaa waxaa intii mudo ah walaalaha soomaliyeed ay lacago ugu deeqeen sidii uu mulkiyadiisa ugu soo wareegi lahayd, Masjidkaa Brixton ayaa waxaa ku baxay […]
Baarlamaanka Galmudug Oo Ka Hadlay xaalada Qalafsan ee ay Kusugan atahay Galmudug
Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo ku Shiray Xarunta Xero Midow oo Maalmo ka hor loo diiday oo ku taalla Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Galmudug, Kulanka […]
Daawo:Ciidamada Maamulka Jubbaland oo la wareegay Degmada Badhaadhe
Ciidamada Maamulka Jubbaland oo waheliyaan ciidamada amisom iyo ciidamo cadaan oo la garanayn wadanka ka yimaadeen ayaa Xalay la wareegeen Degmadaasi Degmada Badhaadhe ee Gobolka […]
Aqriso:Guddoonka Baarlamaanka Oo Shaaciyey Magacyada Guddiga Doorashada Madaxweynaha
Gudoonka barlaamanka Soomaliya ayaa shaaciyey Magacyada gudiga doorashada Madaxwaynaha Soomaliya oo dhici doonta dhawaan hoos ka aqriso nuqul lasoo gaarsiiyey Gedotimes.
Markab Hub siday oo kusoo Xirtay Dekeda Magaalada Kismaayo iyo Qilaaf Kadhashey
Markabkaan ayaa la sheegay inuu ka diiwaan geshan yahay Wadanka Koofur Afrika,waxaana la sheegay inuu u Rarnaa Nin Ganacsade ah, Saraakiil ka tirsan Ciidamada Jubbaland […]
Dhagesyo:Ciidamada Liyuu Boolis ah oo Fariisin Ka Sameystay Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud iyo abaaro kajira Degaankaas
Ciidamada Liyuu Boolis ayaa saldhig ka sameystay Degmada Balanbal gobolka Galgaduud, Gaadiidka dagaalka ah oo ay la socdeen ciidamada Liyuu Boolis ee dowlad Deegaanka Itoobiya […]
Ciyaar kubada Cagta ah oo lagu soo gaba gabeyey Degmada Baladxaawo oo soo qaban qaabiyeen Nabadsugida Gobolka Gedo
Ciyaartaan kubada Cagta ah oo soo qaban qaabiyeen Nabadsugida gobolka Gedo ayaa lagu soo gaba gabeyey Degmada Baladxaawo Ciyaataan ayaa kadhacday Garoonka Kubada Cagta ee […]
Daawo:Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo La Kulmay Gudoonka Aqalka Sare, Sheegayna in lamagacaabayo Gudiga doorashada
Guddoomiyaha golaha shacabka, mudane Maxamed Sh. Cismaan (Jawaari) ayaa maanta xafiiskiisa magaladda Muqdisho waxaa uu ku qaabiley guddoonka Aqalka sare ee dalka ayagoo ka wada […]
Daawo:Jawhar Hawl Galo Ciidan Oo Laga Sameeyay Jawhar Iyo Deegaano u Dhow
Ciidamada Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa Maanta Howlgalo Adag ka sameeyay Xaafadaha Magaalada Jowhar,waxaana Howlgalka lagu soo qab qabtay Dad lala Xariirinayo Dilkii loogeystay Taliyihii Qeybta […]