Ahlusuna iyo Galmudug oo Wadahadal uga Furmay Dalka Jabuuti iyadoo wali laxalin qilaafkii Madaxda Galmudug”Sawirro”
Dalka Jabuuti waxaa goordhaweyd ka furmay shirka u dhaxeeya Madaxda maamuladda Ahlusuna Waljameeca iyo Galmudug, Shirkaan waxaa ka qayb galaya madaxda Galmudug sida Madaxweynaha ku […]
Kenya oo sheegtay in ay Burburisay 6 Saldhig oo Shabaab ay leeyihiin
Ciidamada Ammaanka dalka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in guud ahaan ay burburiyeen lix Saldhig oo Al-shabaab ay ku lahaayeen degaanka Lamu ee Sohdinta Soomaaliya […]
Wasiirada & Xildhibaanada Maamul Goboledyada oo ku dhax lumay Muqdisho.
Wasiirada iyo Xildhibaanada ka tirsan Maamul Goboledyada dalka ka jira ayaa ku dayacan Magaalada Muqdisho, marka laga hadlaayo dhanka ammaanka, waxayna la mid yihiin bulshada […]
Shabaab oo sheegtay inay qabteen diyaarad Drone
Al Shabaab ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen diyaarad nooca Drones-ka ah oo ay sheegeen inay ku soo dhacday Buuraha Galgala ee Gobolka Bari. Warbaahinta […]
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan Kenya
Madaxweynaha Somalia iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa in uu u dhoofo Dalka Kenya si uu kaga qeyb galo Xafladda caleema saarka Madaxweynaha […]
R/wasaare ku-xigeenka Dalka oo la kulmay dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga kula kulmay dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga […]
Saraakiisha Ciidamada Xooga oo Sheegay in Shabaab badan oo baxsad ka ah duqeymaha mareykanka ay soo galeen Gobalada dhexe.
General Axmed Maxamed Tredishe oo ah Taliyaha guutada 52 aad ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab oo baxsad ah […]
Ganacsiga gaalkacyo oo maanta lagu wado in la furo iyo heshiisyo la gaaray.
Wararka naga soo gaaraya magaalada gaalkacyo ayaa sheegaya in maanta lagu wado in dib loo furi ganacsigii magaalada,kadib markii ay ku xirmeen dagaaladii u dhexeeyay […]
Daawo:Shacabka Degmada luuq ayaa Sheegay inay ka Raysteen isticamlka Taksida oo ay Heleen Mooto
Degmada luuq ee gobolka Gedo ayaa waxaa kusoo badanayaa isticmaalka Mootooyada taas oo suuqa ka saartayTagssidii la isticmaali jiray sababtoo ah waxaa wax badan Raqiisan […]
Xaalada Maxaabiista Soomaaliyeed ee Seychelles
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa Xabsi ku yaalla Jaziiradda Mahe ee Jasiirada Seychelles ku booqday illaa 15 maxaabiis Soomaali ah oo halkaas […]
Ahlusunna iyo Galmudug oo Diiday in Shirkooda Jabuuti uu ka qaybgalo Wasiir ay u dirtay dowladda dhexe
Iyadoo lagu wado in dalka Jabuuti uu ka furmo wada hadal u dhaxeeya Maamuladda Galmudug iyo Ahlusuna ayaa warar soo baxaya waxay sheegayaan in muran […]
Dhaq-dhaqaaq ciidan oo laga dareemayo degmada ceelbuur ee gobalka galgaduud.
Gudoomiyaha Degmada Ceelbuur ee gobalka galgaduud Nuur Xasan Guutaale oo la hadlay idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in wadaan abaabulkii ugu dambeeyay oo ay dib ugu […]
Xukuumada Soomaliya oo dhawaan lagu soo wareejinayo maxaabiista ku xiran Seychelles
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa Xabsi ku yaalla Jaziiradda Mahe ee Seychelles ku booqday illaa 15 Maxaabiis Soomaali ah oo halkaas ku […]