Wararka Maanta
DAAWO: DR Maxamed Xuseen Dhageey oo ku Dhawaaqay in uu u sharaxanyahay.Xilka Xildhibaanimo ee DFS
iyadoo ay isa soo,tarayaan waayadaan dambe Musharixiinta u tartamaya xilalka kala duwan ee dalka, ayaa waxaa Maanta ku.dhawaaqay,in uu yahay Musharax DR Maxamed Xuseen Dhageey […]
DEGDEG: Qarax Labaad oo goordhaw ka dhacay Baledxaawo iyo Xiisad halkaasi,ka jirta caawa.
Qarax labaad.ayaa.goordhaw oo caawa ah ka.dhacay Degmada Baledxaawo,ee Gobolka Gedo. Qaraxani ayaa ka.dhacay xaafadda Farjanno ee Degmadaasi, gaar ahaan.inta u dhaxeysa Isbitaalka Degmada ee QALIIL […]
DegDeg:Qarax Qasaaro Geestey oo Kadhacay Balaxaawo
Waxaa magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo kadhacay qarax qasaare gaystey inta ilaa iyo hada la og yahay hal qof oo dhimasha ah iyo laba dhaawaca. […]
Bulshada Soomaaliyeed oo Shacabka Gedo uga tacsiyeeyey Qarixii ka dhacay Baardheere. “Daawo”
xilli usbuucii hore ay magaalooyin kamid.ah soomaaliya ka dhaceen.qaraxyo, ayey madaxda soomaalida ka.tacsiiyeeyeen qaar kamid ah qaraxyadii dhacay halka kuwa kalane aysan ka hadlin. Qaraxyadii […]
Horumarka la yaabka leh ee Soomaliya(the ridiculous development of Soomalia) BY Jimcaale
Waxay ila tahay in marka laga hadlaayo horumar dal samaynaayo ama kobaca dal laga eego dhinacya badan siiba dal burburay sida kaayyaga Soomaaliya.Annaga oo wada […]
Dowladda Talyaaniga oo Qalab Ciidan ku Wareejisay Taliska Ciidanka Asluubta (Sawirro
Dowladda Talyaaniga ayaa Qalab Ciidan oo isugu jiray kabo,katiinada Maxaabiista lagu xiro ,Dhar ,koofiyado iyo Gaashaanka looga hortago Dibadbaxyada rabshadaha wato waxa ay ku wareejisay […]
Wax Ka ogow Sababta Qaraxii Baardheere Looga Dayn Waayey Tvyada Tacsina Loogu Diri waayeey
Degmada Baardheere ayaa waxay kamid ahayn goobaha qarax kadhacay sida Muqdisho,gaalkacyo qaraxaas oo dad shacab ah ku dhinteen, madaxda Soomaliyeed waxay tacsi udireen dadkii kudhintay […]
FAAFAAHIN: Dagaalkii Duleedka Buurdhuubo ka dhacay oo soo gabagaboobay, iyo Askari katirsan Dowladda oo Nolasha lagu qabtay.
Dagaalkii u.dhaxeeyey Ciidamada Dowladda iyo kuwa Alshabaab ee ka dhacay Tuulada Suriyo ee hoostagta Degmada Buurdhuubo ayaa soo gabaganowday. Dagaalka.oo dhowr saacadood socday ayaa.sababay Khasaare.isugu […]