DAAWO: DR Maxamed Xuseen Dhageey oo ku Dhawaaqay in uu u sharaxanyahay.Xilka Xildhibaanimo ee DFS

iyadoo ay isa soo,tarayaan waayadaan dambe Musharixiinta u tartamaya xilalka kala duwan ee dalka, ayaa waxaa Maanta ku.dhawaaqay,in uu yahay Musharax DR Maxamed Xuseen Dhageey oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed.

DR Maxamed Xuseen Dhageey ayaa u taagan.xilka Xildhibaanimo ee Beeshiisa, sida uu ka sheegay.shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Addis Ababa.

MR Dhageey ayaa ah aqoonyahan inbadan bulshada wax usoo qabtay,isagoo arimaha bulshada wax kaqabashadooda aad uga.shaqeyn.jiray.

Wuxuu wax kusoo,bartay Manhajkii Dowladii,dhexe ee Soomaaliya isagoo waxbarashadiisa Hoose,Dhexe iyo Saraba kusoo,qaatay Magaalada Garbaharay.ee Xarunta Gobolka.Gedo.

waxbarashadiisa Jaamacadeed qeybta Koobaadne waxa uu,ku.qaatay Jaamacadii Umadda Soomaaliyeed iyadoo durbadiiba uu dalka.burburka ku yimid

wixii ka.dambeeyey burburkii Dowladii dhexe kadibne DR Maxamed wuxuu,kamid.noqday shakhsiyaadka.u.istaagay.Samatabixinta Bulshooyinkooda.

Wuxuu ahaa Macalin wax soo,baray inta.badan.jiilkii ree Garbaharay wixii u.dhaxeeyey sanadihii 1993-1999kii.

Sanadii 2000 ayuu DR Maxamed Xuseen,wuxuu,noqday Maamulaha Isbitaalka.guud.ee Degmada Garbaharay, isagoo sidoo kale dhinaca samafalka.kala soo,shaqeeyey.dhowr,hay’adood oo Gedo ka.hawl-gali,jiray kuwaas oo,ay kamid ahaayeen Cord Aid, Trocaire iyo Hay’addii Maamiso ee gacanta ku haysay Isbitaalka Degmada Garbaharay.

Wixii,xiligaas ka dambeeyeyne mudane DR Maxamed Xuseen Dhageey.wuxuu kamid noaday aqoonyahanada dalka.dibadiisa waxbarashada.sare.u aaday.isagoo daganaa Magaalada Nairobi oo uu waxbarashada jaamacadeed Heerka labaad ku diyaariyay,kadibne waxa uu kamid noqday.Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee.mar un.rajada kaqabay.in.dowladnimadii Soomaaliyeed eey.dib u hanaqaado.

waxuu aragtiyo siyaasadeed oo badan.ka.dhiibtay siyaasadda maanta dalka lagu hayo, wuxuuna kamid yahay dadka.qaba in isbadal loo baahanyahay.si,loo abuuro jawi midka.hadda lagu jiro ka.dagan.

Musharaxnimada Mudane Maxamed Xuseen.dhageey.ayaa inbadan.oo beeshiisa ah.ay aad.u soo dhaweeyeen,iyagoo qaba in uu kamid.yahay.haldoorada umadan.samatabixin kara.

Si kastaba Siyaasiga Maxamed Xuseen Dhageey,ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu Muqdisho yimaado si uu u sii ambaqaado olalihiisa Musharaxnimo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.