Dowladda Talyaaniga oo Qalab Ciidan ku Wareejisay Taliska Ciidanka Asluubta (Sawirro

Exif_JPEG_420

Dowladda Talyaaniga ayaa Qalab Ciidan oo isugu jiray kabo,katiinada Maxaabiista lagu xiro ,Dhar ,koofiyado iyo Gaashaanka looga hortago Dibadbaxyada rabshadaha wato waxa ay ku wareejisay Taliska ciidanka Asluubta waxaana ka Gudoomay Deeqdan Taliye ku xiggeenka Koowaad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guuto Cabdi Kaiim Cali Afrax oo ay wehliyeen Saraakiil ciidanka Asluubta ka tirsan.

Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420

Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.