Wararka Maanta
XOG: Dadaalo,lagu soo,deynaayo Wariye Jeylaani Xuseen Yuusuf oo kismaayo ka socda
Xilli saaka askar katirsan Maamulka Kismaayo ay xireen wariye Jylaani xuseen Yuusuf ayaa waxaa socda dadaalo lagu soo deynaayo wariyaha. Wasiiro katirsan Maamulkaas iyo xildhibaano […]
FAAFAAHIN: Akhriso Wasiiro,Xildhibaano iyo Wariyayaal ku dhaawacmay Qarixii Hotelka SYL.
waxaa isa soo taraya dadka wax ku noqday qarixii maanta ka.dhacay hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Dadka.qaraxani ku.dhaawacmay.waxaa kamid ah Wasiirka Warfaafinta Maxamed Xayir Maareeye, […]
DEGDEG: Janaraal Fartaag iyo Maxamed Cabdi Oogle oo ku dhaawacmay qarixii hotelka SYL
iyadoo qarax aad.u culus uu ka dhacay.maanta Hotelka SYL ee Magaalada Muqdisho ayaa dad badan.wax ku noqdeen. Shakhsiyaadka.ilaa iyo hadda Gedo Times ay.ogaatay in ku,dhaawacmeen […]
Kismaayo: Wariye Jeylaani Xusayn Yusuf Eid u howlgala idaacada Radio kulmiye aya hada xabsiga loo taxaabay
Wariye Jeylaani Xusayn Yusuf u howlgala idaacada Radio kulmiye ayaa hada xabsiga loo taxaabay Xili uu ku jiray siminaar ay waday UNSOM oo kasocday Hotel […]
Maamulka Isbitaalka Madiina oo faah faahin ka bixiyay dhaawacyadii laga keenay qaraxii Madaxtoyada, SYl
Agaasimaha Isbitaalka Madiina Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in isbitaalka la geeyay 28 qof oo ku dhaawacantay falkii maanta ka dhacay inta u dhexeysa ilinka […]
DegDeg: Weerar Hada Lagu qaaday MadaxTooyada Ilaa Hotel Siyaad
Waxaa Madaxtooyada iyo agagaarkeeda lagu soo qaaday weerar iyo qaraxyo baabur laga soo buuxshey, qaraxaan ayaa burbur badan geestey qasaaraha intuu dhan yahay lama oga […]
Waraysi: Maamulka Degmada Baladxaawo oo ka warbixiyay Dagaaladii ka dhacay Gudaha Degmadaasi. By Cumar Laki Man
Inta la xaqiijiyay Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhimatay, ku dhawaad 10 Kalana dhaawacyo ayaa ka soo gaaray kadib markii Degmada Baladxaawo ay ku […]
Horjoogihii marin haabaabinta Al Shabaab oo dowladda isu soo dhiibey “Daawo”
Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa Xarunta Gobolka Banaadir Caawa ku soo bandhigay Sargaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab islamarkaana isku soo dhiibay […]
DEGDEG: Dagaalkii ka socday Baladxaawo oo lagu kala baxay iyo Maleyshiyo Magaalada Dibadda looga saaray.
Dagaalkii saaka kabilowday Degmada Baladxaawo ayaa goordhaw lagu kala baxay iyadoo mid kamid ah maleyshiyaadkii ku dagaalamay magaalada dibadda looga saaray. Maleyshiyadii Daacadda u aheyd […]